Horseed iyo Dekadda Kulanka Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Dekadda iyo Horseed ayaa wada Ciyaari doona  kulanka ugu adag todobadkaan waana kulan uu ku xiran yahay Cida sida rasmiga ah kula wareegi lahayd...

HORDHACA: Kulanka Jeenyo iyo Jazeera

Kulanka ugu horeeya Todobaadkan Maalinta berito ah waxaa wada Ciyaaraya kooxaha Jeenyo iyo Jazeera, Labada Kooxod waa kulamadoodii ugu danbeyay ee wareega hore Horyaalka...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ka adkaaday Zambabwe

Xulka Qaranka Kubada cagta dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigiisa Zambabwe. Kulankaan ayaa ahaa mid ka tirsan Isreebreebka Koobka aduunka ee 2022...

Saraakiisha ciidamada Talyaaniga iyo spain ee jooga Soomaaliya oo qalab isboortis gudoonsiiyey ciyaartowda Gobolka...

Saraakiisha Ciidamada Talyaaniga iyo spain ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab isboortis guddoonsiiyeen ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir ee dhawaan ku guuleystay. Munaasabada...

Duqa Muqdisho oo ugu baaqay Dhalinyarada in ay ka qayb qaataan Nabadda iyo Horumarka...

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan...

DEG DEG: Waberi oo usoo guddubtay kama dambeysta tartanka degmooyinka

Muqdisho (SONNA):- Ciyaar ka tirsan wareegga afar dhammaadka ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada...

Kama dambeysta tartanka degmooyinka oo la dheelli doonno xilli habbeen ah

Muqdisho (SONNA):- Madaxa cayaaraha maamulka gobalka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarroow Wiish, ayaa u xaqiijiyay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, in kama dambeysta...

Wasaarrada Dhallinyarada iyo cayaaraha oo qalab Isboorti ka guddoontay dowladda Jabuuti

Muqdisho (SONNA):-  Wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka guddoontay safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan, qalab...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo koobka degmooyinka Gobolka Banaadir gudiinsiiyey degmada Shingaani+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir. Tartankan oo ay ku guuleysatay...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo laga soo sagootiyay Kampala

Munaasabad isugu jirta Casho sharaf iyo sagootin isugu jirta ayaa xulka Qaranka Soomaaliya oo ka qeyb galayay Koobka Bariga iyo bartamaha Afrika Xalay loogu...