Ciyaaraha

Maamulka cayaaraha degmada Howlwadaag oo koob dhex dhiggay warbaahinta Muqdisho

Muqdisho (SONNA):- Sannadkii labbaad ayuu qabbanayaa maamulka cayaaraha ee degmada Howlwadaag tartan kubadda cagta ah oo ay ku tartamayaan warbaahinta Muqdisho. Munaasabad ka dhacday degmada...

Elman oo xaqiijisay saxiixa Maxamuud Meyman

Muqdisho (SONNA):- Naadiga kubadda cagta ee Elman oo ka mid ah kooxaha heerka koowaad ee dalka ayaa rasmi ula wareegtay laacibka Maxamuud Cabdinuur Maxamed...

Soomaaliya oo codsatay xulka kubadda cagta Jabuuti inay yimaadaan Muqdisho iyo Jabuuti oo aqbashay (DHAGEYSO)

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka codsatay safaarrada Jabuuti ee Soomaaliya in xulka kubadda cagta Jabuuti...

Wasaarrada Dhallinyarada iyo cayaaraha oo qalab Isboorti ka guddoontay dowladda Jabuuti

Muqdisho (SONNA):-  Wasiirka wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa ka guddoontay safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan, qalab...

Ciyaaro lagu soo gabagabeeyay Minneapolis +SAWIRRO

Minneapolis(SONNA)—Shalay ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Horyaalkii kubbada cagta ee loogu magac daray JIIROONIGA CIYAARTOOYDA CUSLAATAY. Horyaalkan oo socday muddo afar...

Ugu Akhris Badan