Benaadir

Duqa Miqdisho oo dhagax dhigay xaruun lagula tacaalayo fatahaadaha ka dhasha roobabka.[Sawirro]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta dhagax dhigay goob loogu talogalay in laga dhigo Biya-qabad...

Marwada Madaxweynaha Dalka oo dhagax-dhigtay Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Hobyo+Sawirro.

Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Cabdi Macalin iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa maanta dhagax-dhigay  Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Hobyo...

XFS oo Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay Waxbarashada Caasimadda.

Munaasabad ballaaran oo maanta lagu qabtay hoolka sahal ee magaalada Muqdisho ayaa Maamulka Gobolka Banaadir Lagu wareejiyay waxbarashada Caasimadda. Munaasabadaasi waxaa ka qeyb-galay sii hayaha...

Duqa Muqdisho oo Bulshada Boondheere ka dhagaysanaya baahiyahooda. [Sawirro]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) oo ay wehliyaan Gudoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolla Banaadir ayaa ka qeyb...

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay koox ka ganacsanaysay Khamriga.

Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF iyo kuwa Booliska ayaa xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay xeradda Kabidda oo ku taalla bartamaha Magaalada Gaalkacyo...

Ugu Akhris Badan