Benaadir

Galmudug oo tallaabooyin u qaadaysa joojinta colaad beeleedyada.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobolka Galgaduud, halkaas oo...

Beeraleyda Shabeellada dhexe oo ka walaacsan fatahaadda Webiga ee soo noq-noqatay.

Qaar ka mid ah beeraleyda ku nool deegaannada hoos yimaada Degmada Jowhar, ayaa walaac  ka muujiyay fatahaadda Webiga Shabeelle ee sanooyinkii dambe  ku soo...

Xoogga dalka oo dilay horjoogihii argagaxisada ee howlgallada Shabeellada dhexe.

Xaaladda Magaalada Balcad ayaa hadda deggan kadib markii ciidamada Xoogga dalka ay ka hortageen maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab oo saakay waaberigii weerar ku soo qaaday...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneed Galgaduud.

Odayaal dhaqan oo joojin colaaddeed uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex dhigaan maleeshiyo shalay ku...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid Ciidan+Sawirro.

Dowladda Ingiriiska ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ku wareejisay Gaadiid Ciidan oo loogu tala galay qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga Dalka. Sii hayaha xilka Wasiirka Wasaaradda...

Ugu Akhris Badan