Benaadir

DAAWO:Sidee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud loogu soodhaweyey Magaalada Dhuusamareb.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si diirran...

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug oo maanta Tababar u soo xirtay xubno ka kala socdey Hey’addaha maamulkas.

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xirtay xubno ka kala socdey Hey'addaha Dowlada, ururada Maxaliga...

DHAGEYSO: Laamaha Amniga oo Degmada Deyniile ku qabtay Dhagarqabayal ka danbeeyey qarax shalay halkaas ka dhacay.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgalo dad badan lagu qabtay waxa ay ka sameeyeen xaafada Kordamac ee Degmada Deyniile Ee Gobolka Banaadir.     Gudoomiyaha Degmada Deyniile...

SAWIRRO:Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb iyo Amaanka Magaaladaas oo la xoojiyey.

MUQDISHO-2-6-2022-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi balaaran oo uu Hogaaminaayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaran Magaalo Madaxda Maamulka Galmudug ee...

Kusimaha Taliyaha qeybta 21-aad, ahna Taliye kuxigeenka Qeybta oo maanta kormeer ugu tagay qaar kamid ah Ciidamada qeybta 21-aad ee u diyaar...

Kusimaha Taliyaha qeybta 21-aad, ahna Taliye kuxigeenka Qeybta Col. Maxamed Daahir Sahal ayaa maanta kormeer ugu tagey qaar kamid ah Ciidamada qaybta 21-aad ee...

Ugu Akhris Badan