Benaadir

Wafdi ka socda hay’adda QM oo gaaray degmada Hobyo

Magalada Hobyo ee Gobolka Mudug soo a gaaray Wafdi balaaran oo kasocdo Hay adaha Qaramada midoobay oo u yimid indha i dheynta xaladaha abareed...

Magaalada Cadaado waxaa maanta ka socta Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmadaas yeelaneyso

Muqdisho-12,7,2022:Waxaa maanta magaalada Cadaado ka socda Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Cadaado Taas oo ay soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo...

(SAWIRO)Madaxweyne Qoor-qoor oo booqasho ku tagay xerada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taalla degmada Wisil ee gobolka Mudug

Muqdisho,11,7,2022:Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu kamid yahay wasiir dowlaha amniga Galmudug, ahna kusimaha wasiirka amniga ayaa...

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Degmada Wasil ee Gobolka Mudug

Muqdisho,11,7,2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay soo gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad...

Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug oo maanta Degmanimo u ansixiyey Degmooyinka Baxdo iyo Wisil

Muqdisho-10,7,2022:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada Baxdo...

Ugu Akhris Badan