Benaadir

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sudan oo ka qeyb gashay bandhig Dhaqameed ay ka qayb galeen in ka badan 86 dowladood

Bandhig dhaqameedkani oo sanadkii mar lagu qabta magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalkane Suudaan ayaa waxaa sanadkan ka qeyb qaatay in ka badan 86 dowladood...

Dhalinyaro soomaliyeed oo Tababar ku saabsa habeynta Af-Soomaliga iyo suugaantiisa logu qabtey Muqdisho

Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee “AGA” ayaa tababar ku saabsan habeynta Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisaba u qabatay 50 dhalinyaro ah oo daneeyneysa Akhriska iyo...

eedaysanayaal loo haystay Qaraxii Soobe oo Maxkamadda Ciidamada qalabka sida xukuno kala duwan ku riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee...

Shirka Amniga Qaranka oo lagu wado in maanta uu ka furmaya magallada Muqdisho

Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada loogana hadlidoona arrimo badan,sida u...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Danjiraha QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaakulan la qaatey Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada...

Ugu Akhris Badan