Benaadir

Maamulka Gobalka Banaadir oo abaal marin gudoonsiiyay Maamulka Degmada Hilwaa

Gaadiidkan oo ah nooca laanguruusalka ayaa maamulka gobolka Benaadir waxaa uu abaal marin ahaan u gudoonsiiyay gudoomiyaha Degmada Hiliwaa kadib horumarka uu maamulka degmada...

Madaxweyne Waare oo baaq u diray dowladda dhexe iyo QM.

Muqdisho (SNTV)- Maxammed Cabdi Waare oo la hadlayay warbaahinta ayaa ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya QM dadka ka soo jeedo Hirshabeelle iyo Soomaalida...

Eng: Yariisoow “Nadaafaddu Caasimaddu waxay nooleedahay mudnaan sare”.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Caddiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta kormeer ku tagey deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas...

Eng: Yariisoow oo kulan la qaatay Justin Duo Gore

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo kulan gaar ah la qaatay Agaasime Gobolleedka Machadka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka...

Guddoomiye Yarisow oo kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo celinta degmooyinka Gobolka Benaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo-celinta iyo nadaafadda Gobolka. Guddoomiyaha oo...

Ugu Akhris Badan