Benaadir

Duqa Muqdisho oo sheegay in baaris lagu sameynayo dhulalka Dowladda

Muqdisho, 23 May 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro...

Yaa is geeyay wareegga labaad ee tartanka degmooyinka Dharkeenleey iyo Yaaqshiid?

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa 7-aad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Yaaqshiid & Dharkeenley  oo ka wada...

Maamulka G/Banaadir oo shaqsiyaad been abuur sameynayey u gudbiyey hay’adaha Garsoorka iyo Amniga

Muqdisho, 22 May, 2018– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada Been-Abuurka...

Cabdal-caziiz iyo Xamar-weyne oo si wada jir ah u lumiyay fursadaha Faa’ideysiga tartanka.

Muqdisho (SNTV)-Habeenkan waxaa ku ballansanaa tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  degmooyinka xeebta dhaca ee Cabdal-zaziiz iyo Xamar-weyne. Degmada Cabdal-caziiz dhammaan su'aalihii 7-ahaa ee la...

Guddoomiye Yariisow”Waxaa naga go’an in aan garab istaagno dadka ay roobabku saameeyeen”

Muqdisho(SNTV)- kormeerkan uu  Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada muqdishi Eng. C/raxamaan Cumar Cismaan Yariisoow ku tagay Xarunta degmada Xamar weyne ayaa ahayd ukuurgalka saameynta...

Ugu Akhris Badan