Benaadir

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ku khaarijiyay maleeshiyaad iyo Horjoogeyaal katirsan Kooxda nabad diidka ee Al-Shabaab. “Sawirro”

01, Aug, 2018, Muqdisho (SNTV) Ciidamada  Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta ee Maamul gobolleedka Jubbalandd oo qaaday howlgallo kadhan ah Xarumaha iyo saldhigyada maleeshiyaadka...

Duqa Muqdisho “Waxaan beegsanaynaa sidii aan kor ugu qaadi lahayn fursadaha waxbarashada Gobolka Banaadir”

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay barnaamijka bandhigga Jaamacadaha oo ah madal sanadkii labaad la qabanayo...

Tababar ku saabsan adeegsiga Korontada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya ayaa Maanta tababar Afar Cisho socon doona ugu furtay Magaalada Muqdisho, xubno ka kala socda Dowladda dhexe, maamul...

Ololaha Is-xilqaan oo ka hir-galay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Shakeeti ayaa maanta ka qeyb gashay ololaha Nadaafada ee Isxil qaan Qaran. Ololaha...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan

Muqdisho, Luuliyo 26, 2018; Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga...

Ugu Akhris Badan