Benaadir

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 20 ka tirsanaa Alshabaab oo laga fuliyay G/Jubbada dhexe

Bu’aale (SNTV):-Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan oo duqeyn ah ka fuliyay Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray xarunta Taliska Booliska ee Gobolka Mudug

Gaalkacyo-(SNTV)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, C/rizaaq Xaashi Cartan, Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Federaalka ee Galmudug, G/sare; Cabdi Jaamac C/lle  (Xabeeb) iyo Saraakiil kale...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo sheegay in Bulshadda Gobolka Hiiraan u baahan yihiin dib u heshiisiin rasmi ah

Muqdisho (SNTV):- Shir ku saabsan Wacyiga Nabadda, Isdhexgalka iyo horumarka gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad...

Guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab oo dardar gelinaya amniga iyo bilicda degmadaas

Muqdisho (SNTV):- Munaasabad ujeedadeedu ahayd kor u qaadista nadaafadda iyo bilicda iyo soo dhoweynta guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ayaa xalay lagu qabtay...

Daawo Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Muqdisho (SNTV)- Barnaamijka Kulanka Todobaaka oo kamid ah  Barnaamijyaada Todobaalaha ah Ee ka baxa Telefeshinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waxaa...

Ugu Akhris Badan