Benaadir

Maamulka Hirshabeelle oo yeelanaya Boliiskii ugu horreeyay

Jowhar-(SNTV)-198 Boolis ah ayaa tababar soconayay Saddex Bil loogu soo gaba-gabeeyay Shalay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle Soomaaliya. Munaasabadda tababarka lagu soo xirayay...

Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta XFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

Muqdisho (SNTV)- Xoghayaha joogta Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan  ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee Xarunta...

Wasaaradda Qorsheynta oo kulan wada tashi ah ka furtay Hirshabeelle

Jowhar-(SNTV)-Kulan wada tashi ah oo ay ujeeddadiisu ahayd sidii ay Ururrada Bulshadda rayidka Hirshabeele talooyinkooda ay uga dhax muuqan lahaayeen Qorshaha horumarinta Qaranka ayaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Burburiyay Saldhigyo ay lahaayeen Argagaxisada Alshabaab

Muqdisho (SNTV) Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa saaka weerar ku qaaday saldhig ay Argagaxisada Al-shabaab ku lahaayeen meel howd ah...

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Kismaayo (SNTV)- Howlgal ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab ayaa ka soconaya qeybo kamid ah gobolka Jubbada Hoose,kuwwaasi oo ay iska kaashanayaan ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan