Benaadir

Duqa Muqdisho oo Daah Furay Mashruuca Dhismaha Waddooyinka Xaafadaha

Muqdisho (SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah furay mashruuca waddooyinka xaafadaha (dhagaxa inter log) oo laga...

Guddoomiyaha Gobolka oo ka warbixiyey hawlgallo amni oo ka bilaabmaya Muqdisho

Muqdisho, Maarso 31, 2019; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee...

Duqa Muqdisho oo la dardaarmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo), isagoo...

Ciidamada Amniga oo aad u adkeeyey Amaanka Caasimadda

Muqdisho (SNTV) Amniga caasimadda ayaa aad loo adkeeyay, si looga gaashaanto qaraxyada argagixisadu ay la beegsanayaan dadka rayidka ah. Ciidammo dheeriya ayaa la soo dhigay magaalada...

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Ee Hirshabeelle Oo Looga Hadlay Ajandayaal Dhowr Ah

Muqdisho (SNTV):-Guddi hoosaadka golaha wasiirrada Hir-shabeelle ee tubta siyaasadda loo dhanyahay ayaa yeeshay shirkooda todobaadlaha ah ee Tubta kaas oo looga hadlay ajandayaal muhiim...

Ugu Akhris Badan