Benaadir

Guddoomiyaha cusub ee Xamar jajab oo xilkii la wareegay

Muqdisho-(SNTV)- Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar jajab, Ismaaciil Muqtaar Cumar (Oranjo) ayaa Maanta xilka ku wareejiyay,  Guhaad Sheekh Xasan Cali, oo uu dhowaan soo...

R/Wasaare Khayre: “Dhamaystirka dhismaha Galmudug waxay fursad inoo siineysaa dhameystirka dagaalka aan kula jirno khawaarijta”

Dhuusamareb (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta...

Dowladda Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Dhuusamareeb Uga Billaawday Diiwaan Gelinta Ciidanka Ahlu Sunna

Khamiis, July 04, 2019—Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna si ay uga mid...

Wakiillada Midowga Afrika iyo IGAD oo ka degay Dhuusamareeb lana kulmay Ra’iisul Wasaare Khayre+sawirro

Muqdisho-(SNTV)-Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo Ergeyga gaarka ah ee IGAD, Mohamed Ali Guyo, ayaa Maanta...

Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo Saraakiisha Ahlu Sunna oo kulan ku yeeshay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SNTV)-Kulan ay Magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Saraakiisha Ciidanka qalabka sida iyo mas’uuliyiinta Ahlu Sunna Wal Jamaaca, ayaa looga...

Ugu Akhris Badan