Jubaland

AMISOM oo xarumo waxbarasho ka hirgelisay degaanka Hosingow ee Gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha AMISOM ee ku sugan Jubbaland ayaa maamulka Dugsiga hoose ee degaanka Hosingow ku wareejiyay Saddex Fasal oo ay dayactir iyo dib u dhis...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland oo xukun ku ridday Askari dil geytay.

Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta  dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum, Cabdi Muxumed...

Wasiir Goodax iyo wafdi uu hoggaanimayo oo saakay ku wajahan Gobolka Gedo.

Wafdi uu hoggaaminayo sii  hayaha xilka Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre ayaa lagu wadaa inuu gaaro Gobolka Gedo,...

Dagaalkii Kismaayo  Oo Lagu Guuleystay In La Kala Dhex Dhigo Ciidamo Si Loo Qaboojiyo

Wararka Laga Helayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa muujinaya in xiisaddii colaadda ee u dhaxeysay labo maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay...

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame,iyagoo goobo hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab . Ciidamada...

Ugu Akhris Badan