Jubaland

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo(SNTV) Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgalidoonaan madaxweynaah iyo Raiisul Wasaaraha Dalka,madaxda dowlad...

Jilib iyo Hodan oo loo diiwaan geliyay wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka

Qeybta hore ee tartan aqooneedka ayaa lagu bilaaabat degmooyinka Jilib iyo Gaalkacyo oo kala kala tirsan maamulada Jubbaland iyo Galmudug. Tartameyaasha Degmada Jilib ee gobolka...

Kismaayo oo noqotay degmadii ugu dambeysay ee wareega 1-aad ka gudubto

Muqdisho (SNTV)-Tartanka caawa waxaa ku ballansanaa degmooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo oo ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Galgaduud. Dhuusamareeb ayaa ka jawaabtay mid kamid a...

Shacab danyar ah oo ku barakacay Fatahaada Wabiga Jubba oo deeq raashiin loo qeybiyay

Doolow(SNTV);- Maamulka degmada Doolow iyo Guddiga Gurmadka Fataahadaha degmadaasi ayaa in ka badan 30- Tuulo oo ku teedsan Wabiga Jubba waxay gaarsiiyeen deeq raashiin...

Howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab oo ka socda Jubbaland

Kismaayo(SNTV)- Iyadoo ay sii kordhayaan dhibaatooyinka ay Maleeshiyaad Shabaab ku hayaan dadka shacabka ah ayaa waxaa soconaya qorshayaal ku aadan sidii dadkaasi looga dulqaadi lahaa...

Ugu Akhris Badan