Jubaland

Tartan aqooneed derbi ah oo dhex maray labo degmo oo ka wada tirsan Jubba-land

Muqdisho (SNTV)-Tartan xiisa badan oo udhaxeeyo  degmooyinka Jilib iyo Garbahaarey oo ka kala tirsan jubbada dhexe iyo Gedo , sidoo kale hoostaga maamulka jubba-land ...

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo lacag loogu talagalay Gurmadka Fatahaada ku wareejiyay Maamulada Baladxaawo iyo Luuq

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo qeybaha kala duwan...

Jubaland oo laga hirgaliyay adeegyada Garsoorka

Wafti uu hoggaaminay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda oo maanta  gaaray Magaaladda Kismaayo ayaa xariga ka jaray Dhismaha Maxkamadaha  iyo Xeer ilaalinta Jubbaland oo...

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha oo lacag kaalma ah ku wareejiyay maamulka Gedo

Muqdisho, May 09, 2018—- Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ayaa waxa...

Boqolaal Qoys oo ka Barakacay guryahooda Fatahaada uu sameeyey webiga Jubba

Baardheere(SNTV):–Ku dhowaad ilaa Seddex Boqol oo qoys oo ku noolaa ilaa Afar Xaafadood ee ku yaala degmada Baardheere una dhow hareeraha uu  maro webiga...

Ugu Akhris Badan