Jubaland

Shirkii u dhexeeyay Hay’adaha Dastuurka Dalka ee Kismaayo oo War-murtiyeed laga soo saaray

kismaayo (SNTV):-Shirkii u dhexeeyay Hay’adaha Dastuurka heer Federaal iyo Heer Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta...

Wafdi Ka Socda Ha’yadaha U Xilsaaran Dib-U-Eegista Dastuurka oo Gaaray Kismaayo

Kismaayo (SNTV)–Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo siihayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna wasiir ku xigeenka Dastuurka Dr. Hussein Abdi Elmi oo ay...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyey nawaaxiga degmada Jamaame

Kismaayo (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Komaandooska Danab iyo ciidanka Jubbaland oo iskaashanaya ayaa saakay hawlgallo ka sameeyay deeganada Jiinka Wabiga ee...

Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xafiis cusub ka hirgelisay Gedo

Gedo (SNTV)- Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa xaafiis ka furatAy magaalada Baar-dheere ee gobolka Gedo si bulshada deegaanadaasi ku dhaqan ay u helaan adeegyada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo casho sharaf hoygiisa ugu sameeyay Madaxwaynaha Jubaland

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay waxa uu hoygiisa casho sharaf ugu samaayeeyay madaxwayaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam...

Ugu Akhris Badan