Hir-Shabelle

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo billowday dhaqaale uruurin

Oslo-(SNTV)-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa billowday Dhaqaale uruurin loo sameynayo Dadkii ay dhibaatadu kasoo gaadhay fatahaadda Webiga Shabeelle, gaar ahaan Magalada Beled-weyne. Kulan ay...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho u yimid Caawinta Dadka uu saameyay Fatahaadda wabiga

Muqdisho (SNTV), Wafdigani uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,  ayaa muqdisho uu yimid siddi gurmaad balaraan loo gaarsiin lahaa dadka...

Degmada Mahadaay oo kamid noqotay meelaha uu ku fatahay wabiga Shabeelle.

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Radio Muqdisho,ayaa sheegay in Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanada hoos yimaada degmadiisa...

Aqalka sare oo 50 kun oo dollar kaga qeyb qaadanayo gurmadka fatahaayada wabiyada Jubba & Shabelle

Muqdisho(SNTV); Xildhibaanada Golaha Aqalka sare oo maanta kullankoodii caadiga ahaa isugu yimid ayaa waxay kaga hadleen Fatahaada Wabiga Shabeelle iyo sidii loogu gurman lahaa...

Qadar iyo Turkiga oo gargaar gaarsiiyey Dadka ku waxyeelloobey fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTV)- Midowga hay’adaha gargaarka Qadar ee (Qatar Charity)  iyo Dowladda Turkiga ayaa deeq gargaar oo kala duwan gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay fatahaaddii uu Webiga...

Ugu Akhris Badan