Hir-Shabelle

Seddax Senator oo lagu doortay Jowhar iyo wararkii u dambeeyey ee doorashada Aqalka Sare

Waxaa lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee doorashada senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ka soo gelaya HirShabeelle, waxaana Jowhar lagu doortay seddax Senator oo...

Doorashada qaar kamid ah kuraasta Aqalka Sare oo ka dhaceysa Jowhar

Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xildhibaannada Baarmaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ay doortaan Xubno kamid ah Xildhibaannada Hir-Shabeelle ku matala Aqalka...

Guddiga doorshada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle oo soo saaray jadwal doorasho

Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray jawdalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee BFS ka soo gelaya HirShabeelle, taas oo la...

Guddiga doorashada heer DG ee HirShabeelle oo codsi u diray Madaxweyne Guudlaawe

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray qoraal uu madaxweyne Cali Guudlaawe uga codsaday inuu deg deg u soo gudbiyo liiska...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo ka warbixiyay socdaalka Madxaweynaha Hirshabeelle.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa sheegey in uu Beledweyne ku wajahanyahay Madaxweynaha Hirshabeelle, isagoo dhinaca kale sheegay in lala...

Ugu Akhris Badan