Galmudug

Howlgal lagu xoraynayo degmada Ceelbuur oo ka bilawday Gobolka Galgaduud

Dhuusa-Mareeb-(SNTV)- Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa wadda Qorshe la-doonayo in Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saaro deegaanno dhowr ah,kuwaas oo ay qayb ka tahay Degmadda Ceel-buur...

Golaha Aqalka sare BFS oo saaray War saxaafadeed ku aadan xaaladda Galmudug

Muqdisho (SNTV)- Guddiga joogtada ah ee Golah Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saaray Xaaladda dawlad goboleedka Galmudug iyo is af...

Guddigii Aqalka sare uu udiray Galmudug oo gudoonka golahaas ku wareejiyay Xogtii ay soo uruuriyeen

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay xogtii ay Maamul Gobolleedyada ka soo...

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

Muqdisho September 22 (SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed...

Guddigii golaha Aqalka sare uu u diray Galmudug oo la kulmay qaybaha kala duwan ee Bulshada

Muqdisho September 20 (SNTV):-Guddi ka kooban xubnaha Aqalka sare ee kasoo jeeda maamul Goboleedka Galmudug oo dhawaan gaaray Dhuusa-mareeb ayaa kulan la qaatay qaybaha...

Ugu Akhris Badan