Galmudug

Madaxweynaha JFS oo si rasmi ah u furay shirka wadatashiga DFS iyo Dowlad gobolleedyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah...

Saldhigga Dhuusamareeb oo dib loogu dhisayo isxiqaan.

Taliyaha Qaybta guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa maanta daahfuray dhismaha Saldhigga Booliiska ee xarunta Galmudug ee Dhusamareb oo lagu dhisayo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb+Sawirro.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa halkaas waxaa...

Qaban qaabadii ugu dambeysay iyo shirka Dhuusa-marreeb.

Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambesay furitaanka ee shirka wadatashiga madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee looga arrinsanayo arrimaha...

Wasiir amniga Galmudug oo dhagax dhigay xabsi cusub+Sawirro.

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb. Wasiirka iyo Taliyaha...

Ugu Akhris Badan