Galmudug

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad beeleed ka taagneed Galgaduud.

Odayaal dhaqan oo joojin colaaddeed uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex dhigaan maleeshiyo shalay ku...

Ciidanka XDS oo dhaq-dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Gobolka Mudug+Sawirro.

Qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Shacabka ku dhaqan Tuulada Shabeelloow ee Gobolka Mudug ayaa dhaq-dhaq Ciidan ka wada degaanka Dhagaxleey oo  qiyaastii...

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Wasiirro ka tirsan Jabuuti.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Wasaaradaha amniga,...

Ciidamada ammaanka Galmudug oo fashiliyay weerar argagaxiso.

Ciidamada AMISOM oo kala socda Jabuuti iyo Ethiopia, ayaa fashiliyay weerar ay doonayeen Argagixisada Al-Shabaab in ay ku qaadaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Samo-reeb, Cidamada...

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday bar-xuduudeedka Qeydar.

Kormeerkan uu Gaashaanle sare, Maxamed Aadan Koofi, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda uu ku tagay bar-xuduudeedka deegaanka Qeydar ee Gobolka Galgaduud oo ku taala...

Ugu Akhris Badan