Guddoomiyaha aqalka sare e BFS ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu' uga
qaybgalo furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baaralamanka Galmudug.
Wafdiga Guddoomiyaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda ee shalay lagu soo bandhigtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Wasiirka oo lahadlay warbaahinta...
Ciidamada amniga magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriyayaal si sharci darro ah looga ganacsanayay xaafado ka tirsan magaaladaasi.
Howlgalkaan oo qayb ka ah...