Galmudug

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Lawareegtay Shaybaarka Xoolaha +SAWIRO.

Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug ayaa qalabka sheybaarka xoolaha kala wareegtay howl wadeenada mashruuca BIYOOLE oo ah madhruuc lagu maalgalinayo wasaaradaha kheyraadka oo ay ka...

Kulan Looga Hadlayay Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu Qabtay Galkacyo+SAWIRO.

Kulanka amniga gobalka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobolka mudug ee Putland xasan wardheere Gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug ee galmudug Axmed maxamed...

Masuuliyin Katirsan Galmudug oo gaaray Deegaanka Daarusalam.

Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye kuxigenka Gobalka Mudug ahna Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Cabdulaahi Warsame ayaa gaaray deegaanka Daaru-Salaam. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah...

DAAWO:Taliska Ciidanka Nabad galyada Wadooyinka Gobalka Mudug oo digniin adag u diray Darawalada gaadiid ka xeeya.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Taliska ciidanka booliiska nabad galyada wadooyinka gobalka Mudug  ayaa sheegay in ciqaab adag ay la kulmi doonaan gaadiidka lagu qabto iyagoona wadan taraakiida aqoonsiga...

Maamulka Gobalka Mudug oo gacanta ku dhigay ehelada eedeysanayaal loo heysto dil kadib markii ay baxsadeen dadkii Falkaas geystay.

MUQDISHO-JUUN-20-6-2022-:Maamulka Gobalka Mudug oo gacan ka helaya ciidamada nabad sugida iyo Booliiska gobalka Mudug oo maal-mahaanba waday dadaalo la xariira sidii gacanta loogu soo...

Ugu Akhris Badan