Masuuliyin Katirsan Galmudug oo gaaray Deegaanka Daarusalam.

Date:

Wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye kuxigenka Gobalka Mudug ahna Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Cabdulaahi Warsame ayaa gaaray deegaanka Daaru-Salaam.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Galmudug, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedka socdaalka ayaa ahaa la socodka iyo ka warqabista xaalada dadka xoola dhaqatada ah ee ka hayaamay deegaanada Galmudug kadib markii dhibaatada abaarta ay ka dhaxleen u hayaamay deegaano ka tirsan puntland iyo in la xoojiyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa ,sidoo kalana dadka xoola dhaqatadaa lagu wacyi galinayay xoojinta nabada amniga iyo wada noolaanshiyaha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...