Galmudug

Gudoomiyaha gobalka Mudug oo kulan la yeeshay saraakil ka socatay Hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala gobalka Mudug

muqdisho-juun27-6-2022-:Kulankaan oo uu soo agaasimay maamulka gobalka mudug isla markaana uu shir gudoominayay gudoomiyaha gobalka mudug Axmed xuseen shire bukhaari ayaa maanta looga hadlay...

Xarunta gobolka Mudug ee galmudug oo dib u dayactir lagu sameeyey

Muqdisho-Juun-26-6-2022:Munaasabadan oo Daah fur u ahayd Dayactirka iyo Dib u hagaajinta Xarunta Maamulka Gobolka Mudug Ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha labada Golle dowladda Galmudug,...

Shir ku saabsan Amniga Puntland iyo Galmudug oo Lagu Qabtay Deegaanka Gobsho ee Gobolka Mudug.+SAWIRO”.

Kulan looga hadlayay Amniga ayna Goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiinta Galmudug, Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka gobsho ee Gobolka mudug. Kulankaan oo looga...

Maamulka Magaalada Galkacyo Ee Galmudug Oo Ka Qeyb Galay Doorashada Gudoomiyaha Deegaanka Docol

Duqa Degmada Gaalkcyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan Oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah Xildhibanada Golaha Deeganka iyo Agaasimaha arimaha bulshada ayaa ka qayb...

Maxkamada Gobolka Mudug Oo Go’aan ka Gaartay Dhul-beereed Muddo Muran Ka Taagnaa +SAWIRO”.

Maxkamada gobalka mudug ayaa mahdi cilmi gurux ku wareejisay dhul bareed ku yaala deegaanka dagaari kaas oo lahaanshaheeda uu muddo aad fog la isku...

Ugu Akhris Badan