Amniga

Ciidamada Dowladda soo qabtay laba ka tirsan Argaggixisada Al-shabaab.

Muqdisho (SNTV)–Ciidammada amniga ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu tuhmayo in uu ka tirsan yahay argagixisada Alshabaab oo walxaha qarxa ku xiray gaari uu...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Taliska Qaybta Guud Ee Booliiska Gobalka Banaadir iyo Isgoysyada Muqdisho

Muqdisho; Isniin, May 13, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedreaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo caawa kormeer amni ku tegay taliska Qaybta Guud ee booliiska...

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda

Muqdisho (SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay...

Muqdisho (SNTV)- Ciidammada Kummaadoosta Soomaaliya ayaa mar kale gurmad raashiin ah gaarsiiyey shacabka masaakiinta ah ee ku sugan deegaannada Sabiid iyo Caanoole. Ciidammada DANAB ee...

Shacabka, Maamulka iyo Booliska Warta Nabada oo la guddoonsiiyey bilad sharaf.

Muqdisho (SNTV)—Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo Booliiska Warta Nabada oo gacan...

Ugu Akhris Badan