Amniga

Tababar Kusaabsan Ka hortagga Socdaalada Sharcidarada Ah Oo Muqdisho Ka Furmay

Tababar ku saabsan ka hortagga socdaalada sharcidarada ah ayaa maanta uga furmay qaar ka tirsan Saraakiisha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Tababarkaan...

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo saartay Qorshaha iyo Habraaca Doorashada Jubbaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha maamul  gobolkeedka Jubbaland  ee 2019,ka, ka...

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo maanta Maxkamad la horgeeyay

Eedaysane Cabdirashiid Xasan Cabdi-Nuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray  dagmooyinka...

Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad oo fashiliyay Miino miino lagu aasay Shabellada hoose.

Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa fashiliyay Miino nooca Dhulka lagu aaso oo la dhigay inta u dhaxaysa Siinka Dheer iyo...

Booliis Soomaaliyeed oo tababar la dagaallanka argagixisada ah uga socdo Turkiga.

Tababar ku saabsan la dagaallanka Argagixisada.ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga uga socda ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkaan ayaa isugu jira burburinta iyo ka...

Ugu Akhris Badan