Amniga

Dowladsa Soomaaliya oo cambaariysay weerarkii argagixisadu ay ku qaaday dadka rayidka ah ee istibaalayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye (War-saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii bahalnimada ahaa ee maantay ay argagisadu ku qaaday dad riyadah oo saarnaa gaari ay dadwaynahu isticmaalan...

Dhagar-qabe Al-shabaab ah oo doonayay inuu dilo askari oo lagu qabtay Degmada Hodan+Sawirro

Muqdisho.(SNTV):- Shacab Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan kooxda argagixisa Al-shaab oo diyay inuu dilo Askari ka...

Ciidamada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay nin miino aasayay+Sawirro

Muqdisho.(SNTV):- Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka ay gacanta ku dhigeen nin Miino aasayay, xilli ciidamadu...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday Degmada Jilib

War saxaafadeed kasoo baxay hawl-galka Taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerar dhanka Cirka ah oo ay ka geysteen Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada...

Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo Taliye cusub u Magacaabay saldhigga Degmada Wadajir

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Saciid Cali Maxamuud u Magacaabay taliyaha saldhigga Degmada Wadajir, Wareegto kasoo baxday Xafiiska taliska Booliska...

Ugu Akhris Badan