Amniga

Ciidanka Gor Gor oo Howlgal Culus Ka Fuliyay Buuralayda Hiiraan (SAWIRO).

Ciidanka kumaandooska gor Gor ee Xoogga Dalka oo kaashanayo ciidanka dib u xoreynta deegaanka ayaa howgal qorsheysan ka fuliyey dhulka buuraleeyda gobolka hiiraan. Howlgalka ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. (Sawiro).

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga XFS halkaasi oo uu kusoo dhaweeysy wasiirka Gaashaandhiga XFS...

Ciidanka Xoogga Oo Guulo kasoo Hooyay Dagaalka Ka Socda Galbeedja Hiiraan.

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Guulo waa wayn ka gaaray Dagaalka ay kula jiraan kooxda Nabad-diidka ah ee Al-shabaab. Wasiirka Amniga Dowlada Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan...

DAAWO: Taliyaha Xoogga Dalka “Alshabaab aan ula Dagaalano Si Soomaalinimo Ah”.

Hadalkaan ayuu Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka ka Jeediyay Gobolka Hiiraan Halkaas oo aay ka Socdaal Howl-galo ka Dhan ah Nabad Diidka Alshabaab.   Hoos ka Daawo   http://youtu.be/gQ-xhTov65Y  

Ciidanka Amaanka Oo Howlgalo kawada Aagga KM4 oo Argagixisadu Weerartay.

Ciidanka Dowladda ayaa howlgalo ka wada Isgoyska KM4 oo ay Qaraxyo ka dhaceen, ka dib amarkii maleeshiyaadka Argagixisada ay weerar ku qaadeen Hotelka Xayaat...

Ugu Akhris Badan