Amniga

Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta tababar usoo xiray Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ee saldhiggoodu yahay...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan amniga looga hadlayo la qaatay Hay’adaha Amniga iyo Maamulka G/banaadir

Muqdisho (SNTV), dar-dar galinta amniga caasimadda  ayaa looga hadlayey shirkaan uu Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu la qaatay hay’addaha...

Dagaal culus oo Maleeshiyada Al-shabaab iyo dad shacab ah ku dhex maray G Mudug

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Saldhigga degmada Boondheere oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey,...

Jubba Hoose oo Al-shabaab looga dilay malleeshiyo badan

Ciimmada Malateriga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa dilay koox malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab kaddib markii ay qaadeen weerar qorsheysnaa. Taliska qeybta 43-aad...

Ugu Akhris Badan