Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo shaaciyey jadwalka qabashada doorashada kursiga Hop 203

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS  ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee...

Ra’iisul Wasaare Hamse oo qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

[DAAWO] Guddiga horumarinta adeegga Bulshada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada XFS

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo...

Madaxweyne Dani oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta  xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd Goboleedka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS iyo Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowladda oo maanta daahfuray tirakoobka madax ka tiriska ah ee shaqaalaha wasaaradda

Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta XFS mudane Abdullaahi Xayir Ducaale  iyo Guddoomiyaha  Guddiga farsamada  tirakoobka shaqaalaha rayidka dowladda  Ahmed Maxamed Xasan  ayaa maanta si...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...