Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa. Duqow ayaa Khawaarijta...

Howlgal lagu baacsanayo firxadka Khawaarijta ayaa laga sameeyay Gobalka Shabeellada Hoose

Howlgal lagu baacsanayo firxadka Khawaarijta ayaa laga sameeyay Gobalka Shabeellada Hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo, waxaana lagu...

guddoomiye sheekh aadan madoobe oo shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ee golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Guddiga Joogtada ah ee...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee sodma ayaa maanta ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda amniga

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay xaaladda amniga dalka iyo qorshaha kala guurka ciidamada, waxaana kulanka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...