Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Serbia waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Dhiggiisa Rugta Ganacsiga Serbia

Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia,waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Cabdikariin Cali Gabayre iyo Dhiggiisa Rugta Ganacsiga...

kulanka wadatashiga madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.

Shirka Wadatashiga Madaxda Qaranka, Madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho waxaana maanta kulanka ku biiray Guddoomiyaasha labada...

Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inay jabsadeen emailada dowladda Mareykanka

Budhcad  fadhigoodu yahay Shiinaha ayaa galaangal u yeeshay xisaabaadka iimaylka ee ku dhawaad ​​25 hay'adood, oo ay ku jiraan hay'ado dawladeed, Microsoft ayaa sidaas...

Maxkamadda Gobolka Banaadir Waxaa ay Baafineysaa Masuuliyiin dhawaan Xeer ilaalintu ku soo eedeysay Musuq Maasuq.

Maxkamadda Gobolka Banaadir Waxaa ay Baafineysaa Masuuliyiin dhawaan Xeer ilaalintu ku soo eedeysay Musuq Maasuq.

Qorshaha Wasiirka Magacaaban ee wasaaradda Maaliyadda Biixi Iimaan Cige.

Mudane biixi iiman cige ayaa ra’iisal wasaaruhu  u magacaabey  wasiirka maaliyada xukuumadda federaalka soomaaliya 8dii luulyo 2023 kadib hoggaamintiisii saameynta laheyd  ee wasaarada  shaqadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...