Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda amniga

Date:

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay xaaladda amniga dalka iyo qorshaha kala guurka ciidamada, waxaana kulanka ka qeyb galay la taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin iyo wadfi ka socda Midowga Africa

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...