Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

shirka golaha wasiirrada

Golaha Wasiirrada X.F.S oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu...

Toban milyan ayaa ku biiray app cusub Meta’s Threads app-ka cusub ee la furay todobadii saacadood ee ugu horeysay

Toban milyan oo isticmaale ayaa iska diiwaan galiyay Meta's Threads app-ka cusub ee la furay todobadii saacadood ee ugu horeysay, madaxa shirkada Mark Zuckerberg...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si...

Israa’iil ayaa duqeymo ka geysatay xerada Jenin ee Falastiiniyiinta ee daanta galbeed

Ciidamada Israel ayaa howlgal militari oo ballaaran ka bilaabay xerada Jenin ee ku taal waqooyiga Daanta Galbeed ee la heysto. Waxay ku bilaabatay weeraro dhowr...

Maxkamad ku taal Britain ayaa ku dhawaaqdey in dadka magangalyo doonka ah loogu masaafuriyo Rwanda

Maxkamad ku taal Britain ayaa xukuntay in qorshaha muranka dhaliyay ee dowladda ee ah in dadka magangalyo doonka ah loogu masaafuriyo Rwanda uu yahay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...