Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo guddoomiyay Shirka horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir guddoomiyey shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo Sadexdii...

Hay’adda Qatar Charity oo daah furtay masharuuc lagu afurinayo 1100 kun oo qof guud ahaan dalka

Munaasabadan oo lagu daah furayay barnaamij loogu talagalay in lagu afuriyo ilaa 1100 kun oo isugu jira Barakacayaasha iyo Danyerta Muqdisho iyo gobolada Dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo Furay Shirka Wadatashiga DFS,Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

SNTV:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor-dhow  Magaalada Garoowe ka furay shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka,Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkan waxaa...

Wax ka baro Taariikh nololeedka Halgamaa Marxuum Cali Cumar Shegow

SNTV:-Marxuum Cali Cumar Sheegow wuxuu dhashay 20 july 1924, wxuuna ku dhashay deegaanka Mareeg Soomaaliya. wuxuuna ku soo barbaaray kuna soo bartay Qur’aankanka Kariimka...

Wasiir Cabdirashiid Xasan ”Dalka Abaar Dhibaatadeeda Wadato ayaa ku soo socoto”

SNTV:- Wasaaradda Gargaagarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dawladda Soomaaliya iyo Wasaaradaha Gargaagarka ee Dowlad Goboleedyada oo ku shiray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dalku galayo Abaarro...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...