Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

QM”Waxaan u bahanahay 100 Bilyen sanadkii si loo ilaaliyo Cimilada Dunida”

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  sheegay in ilaalinta cimilada ay u baahan tahay $ 100 bilyan sannadkii. Isagoo ku adkeynaya in...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Shir Madaxeedka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka kaga qeyb galaya magaalada Makka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka (IOC). Meertada 14-aad...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha dalkeenna u qaabilsan dalka...

Ciidamada Myanmar oo mar kale ku dhaqaaqay dambiyo dagaal

Hey’adda Qaramada Mdoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (Amnesty  International)ayaa sheegtay in ciidamada Myanmar ay soo cusbooneysiiyeen weerarada lagu xasuuqayo Muslimiinta Rohingya ee ku nool...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Baraha Ciidanka Amnigu Ku Leeyihiin Wadooyinka Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer kedis ah ku tegay baraha ay waddooyinka Muqdisho uga suganyihiin ciidamada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...