Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda UNFPA oo maanta Safar...

Taliyaha Ciidanka dhulka General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud

Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka...

Maxkamada ciidamada qalabka sida  ayaa magalada baydhabo saaka ka bilowdey dhageysiga dacwad loo heysto 14 eedeysane

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 60aad ayaa Magaalada Baydhabo saaka ka bilowday dhageysiga dacwad loo haysto 14 eedeysane oo loo haysto inay ka tirsan...

Madaxweynaha Galmudug oo casho sharaf u sameeyay madax ka socotay Qaramada Midoobay

Madaxweeynaha Dowladda Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa  Aqalka Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb ugu sameeyay casho sharaf madax ka socotay Qaramada Midoobay, gaar...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo la magacaabey

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo loo magacaabay Mudane, Axmed...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho...