Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Gudiga gurmaadka qaran oo bilaabay wajigii labad ee dardargalinta hawlaha loogu gurmanayo dadka qaraxii Ex kaantarool

Gudiga gurmadka Qaran ee  qaraxii Ex-koontarool ayaa waxay iska xog wareesteen xaalka iyo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha gurmad ee dadka  dhibaatadu kasoo gartay...

Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga oo geeriyooday

Ankara-(SNTV)-Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd dumar...

Dhaqaatiirtii ugu horeyaay oo u anba baxay degaannada ayaxu ku dagay ee gobolada dhexe

Wasaaradda Beeraha iyo waraabka JFS ayaa dhaqaatiir u dirtay degaannada gobolada dhexe ee Ayaxu ku dagay toodobadayaadii ina soo dhaafay. Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha...

Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya oo sheegtay in ay dib usoo nooleynayso Masaajidda Taariikigiga ah ee Dalka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cismaan Aadan Dhuuboow ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay xoogga ay saareyso dib usoo celinta Masaajidda...

Wasiir ku xigeenka Waxbarashada XFS oo gaaray Balad Xaawo

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Feysal Cumar Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar Dhulka ah ku tagay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...