Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Kulamo-howleedyo looga hadlayo arrimaha baahinta awoodaha oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta magaalada Mudisho ka furay kulamo-howleedyo looga doodayo arrimaha baahinta awoodaha, kheyraad-wadaaga iyo nidaamka maaliyadeed ee...

Dibad-baxyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Galmudug iyo ku xigeenkiisa oo ka socdo qeybo ka mid Galmudug “Sawirro”

Dibad-baxyo nabadeed oo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa ka socoto maanta Magaalooyin ka tirsan gobolada dhexe ee Somalia oo hoos taga...

Wasiirka Dastuurka oo Kulan la Qaadatay Wafdi ka socda UNDP

Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo agaasimaha guud Maxamed Abukar...

Marwo Asha Gelle Diriye oo la kulantay Soomaalida Ohio

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Marwo Asha Gelle Diriye oo wasiir ka Haweenka iyo Arimaha Qosyka ka...

Guddoomiyaha Degmada Marka oo ka hadlay howlgalllo ciidamada Xoogga ay ka fuliyeen Marka.

Guddoomiyaha degmada Marko ee Xarunta Gobolka Sh/hoose Cabdullaahi Cali Axmed Waafow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyey  Weerar Gaadmo ah oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...