Wasiirka Dastuurka oo Kulan la Qaadatay Wafdi ka socda UNDP

Date:

Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo agaasimaha guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa Maanta waxaa ay kulan la qaateen maamulka sare ee hay’adda UNDP.

Kulanka  waxaa ay labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, iyaga oo ku wada heshiiyey inay iskaashi sameeyaan.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in hay’adda UNDP ay kawada Hadleyn sidii kaalin weyn ay uga qaadan dhameystirka howlaha dib  u eegista ee Dastuurka KMG ee somaaliya.

Maamula iyo madaxda ka socotay hay’adda UNDP aya dhankooda balan qaadeeyn  in doorweyn iyo garab istaagi doonaan guddiya ku howlan dib u eegista Dastuurka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...