Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

DAAWO:Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada .

Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada . 7,589 Ardey ayaa Guud ahaan...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed...

SAWIRRO:Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolka Galgaduud oo maanta gaaray Dhuusamareeb.

Cilmi-Salaad Cali Cabdi Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud oo magacaabistiisii kadib maanta Dhuusamareeb soo gaaray ayay dadwayne farabadan iyo Mas'uuliyiin kusoo dhaweeyeen garoonka Diyaaradaha...

SAWIRRO:Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey...

Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey...

Dowladda federaalka itoobiya oo xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.

Dowladda federalka  Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.   Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa jimcihii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...