Dowladda federaalka itoobiya oo xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Raโ€™iisul wasaare Abiy Ahmed.

Date:

Dowladda federalka ย Ethiopia ayaa todobaadkii hore xabsiga dhigtay jeneraal caan ah oo dhaliili jiray xukuumadda Raโ€™iisul wasaare Abiy Ahmed.

 

Sarreeye Guuto Tefera Mamo ayaa jimcihii shalay maxkamad la hor-keenay kadib markii todobaadkii hore loo xiray arrimaha siyaasadeed.

 

Jeneraal Tefera wuxu soo noqday taliyaha ciidanka Amxaarada tan iyo bishii February ee sannadkan markaas oo xilka laga xayuubiyay.

 

Tefera Mamo ayaa wareysi uu Axaddii hore bixiyay wuxu ku dhaliilay istiraatiijiyadda dagaal ee Abiy Ahmed ku wajahayo xoogagga Tigray ee TPLF.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...