Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Wakiilka cusub ee UNICEF ee Soomaaliya

Muqdisho, June 20, 2022 - Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan , ayaa ...

Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo caawa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

MUQDISHO-JUUN-19-6-2022:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo...

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheikh Hassan oo booqday xarunta maktabadda Guud ee Degmada Gaalkacyo.

MUQDISHO-JUUN-2022:Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheikh Hassan Oo uu wehliyo lataliyaha waaxda arimaha bulshada Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa galabtay booqday xarunta...

Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS oo maanta kulan yeeshey xarunta Aqalka Sare.

Muqdisho-Juun-19-6-2022:Guddiga KMG Maaliyadda ee Labada Gole ee BFS ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 19/06/2022 waxay kulan Ku yeesheen xarunta Aqalka Sare. Kulankaa oo Ajandihiisu...

Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun oo lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

MUQDISHO-JUUN-2022:-Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah. Qarax uu u soo waday Muqdisho ayaa Bajaajtiisa kula Qaraxday, waxa uuna...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...