Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, marti sharaf iyo qeybaha bulshada oo ka qeybgalay xuska 26 June oo Muqdisho lagu qabtay

MUQDISHO-JUUN-26-6-2022-:Munaasabad balaaran oo lagu weynayey 26 juun oo ah maalin ku weyn Ummada Soomaaliyeed waana taariikh ku xusan xiligii Gumeestaha Ingiriiska laga saaray gobolada...

Puntland oo xariga ka jartay 200 oo guri iyo suuliyaashood oo loo dhisay barakacayaasha degmada magaalada Gaalkacyo,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Gobaleedka Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta xariga ka jaray 200 oo guri iyo suuliyaashood...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU BOGAADIYEY GOLAHA SHACABKA ANSIXINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA

Muqdisho, Juun 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta...

SAWIRRO:Golaha aqalka sare oo ansixiyay xubnaha guddiyada oo ka kooban sideed guddi.

MUQDISHO-JUUN-25-6-2022-:Golaha aqalka sare ee BJFS ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana ay sameeyeen guddi hoosaadyada  golaha  aqalka sare. xubnaha guddiyada Aqalka Sare ee la sameeyey...

Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS oo si aqlabiyad leh codka kalsoonida u siiyay Ra’iisul Wasaare XamseAbdi bare

MUQDISHO-JUUN-25-6-2022-:Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa codka kalsoonida ah siiyay Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, waxaana codka Haa ku ogolaatay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...