Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

(DAAWO)Shil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Muqdisho-18-7-2022-:Shil Diyaarad ayaa haatan ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Mid kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde...

Ra’iisul Wasaare Hamse Cabdi Barre oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti

MUQDISHO-18-7-2022-:Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf. Ra'iisul...

Suudaan oo Maanta dib u furtay xudduudka ay la wadaagto Dalka Itoobiya

MUQDISHO-18-7-2022-:Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii lasoo dhaafay iyadoo Itoobiya ku eedeysay inay...

Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky oo shaqada ka ceyriyey madaxii amniga iyo dacwad oogaha guud ee dalkaas

MUQDISHO-18-7-2022-:Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa shaqada ka ceyriyay madaxii amniga iyo dacwad oogaha guud ee dalkaas  kadib eedeymaha loo soo jeedeeyay ee ah in...

Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhigaas

MUQDISHO-18-6-2022-:Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhiga.     G/le Maxamuud Muuse Bile...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...