Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo maanta xukun ku riday Dhagarqabe katirsan Argagixisada Al-shabaab

Yacquub Cabdullaahi Cabdi Xasan “CabdiNaasir” ayaa u dhaawacmay August sanadkii tegay Rasaas ay ku fureen Ciidamada Amniga kadib Bam uu ku tuuray waaxda Taleex.   ilaa...

Ra’iisul Wasaare Hamse Abdi Barre oo maanta la kulmay xubno katirsan dowladda Finland

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Suldaan Saciid Axmed, oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka dalka Finland,...

Madaxweyne Dani oo la kulmay Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan

Muqdisho,18, Luulyo, 2022: Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafti ka socda Beesha...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho, Luulyo 18. 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo maanta kormeeray xarunta ay ka socoto saxista Imtixaanka fasalka 12,aad ee dugsiga Sare

Muqdisho-18-7-2022:Wasiirka waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji, oo uu wehliyo Wasiiro dowlaha Wasaaradda Waxbarashadda, Hon. Abdirahman Mohamud Abdulle Jaabir, Agaasimaha guud...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...