Yoonis Duraan

2447 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa galabta jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al Shabaab

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa galabta jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al Shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanada Camal...

Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug ee Galmudug oo maanta kulankoodii ugu horeeyay la qaatay Qaar ka mida Bulshada Galkacyo

Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay la qaatay Qaar ka mida Bulshada Gaalkacyo.   Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen...

Ra’iisulwasaare Hamse oo guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlgallada socda ee ka dhanka ah argagixisada Alshabaab iyo kacdoonka...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlgallada socda ee...

Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo...

Afar xubnood oo ka tirsanaa agagixisada Al-Shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidanka xoogga dalka ee Gorgor ka fuliyeen tuulooyinka Nuunaay, Nuun-garre iyo...

Masuuliyiin Heer Federaal ah oo maanta Gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al Cadaala iyo Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa maanta gaaray magaaladda Cadaado ee gobolka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...